Shirkii Golaha Wasiirada oo lagu soo gabo gabeeyay Garawe (Daawo Sawirada)

Waxaa goordhaw magaalada Garawe lagu soo gabo gabeeyay Shirka Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya, waxaana shirkan Gudoominayay Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre. Shirka Golaha Wasiirada waxaa ka qeyb galay Madaxda maamulka Puntland iyo Wasiirada maamulkaasi, waxaana shirkaasi looga hadlay ajandayaal kala duwan oo goordhaw la filayo in Warbaahinta loo faah faahiyo. Saxaafada ayaa banaanka ka joogtay … Continue reading Shirkii Golaha Wasiirada oo lagu soo gabo gabeeyay Garawe (Daawo Sawirada)